Golaha ammaanka ee QM oo maanta soo afjaraya loolanka adag ee Jabuuti & Kenya

Loolanka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya dowladaha Kenya iyo Jabuuti ee kursiga Afrika ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa lasoo gabagabeynayaa, iyadoo natiijada ka soo baxda ay saameyn ku yeelan doontaa geeska Afrika. Kenya ayaa doonaysa inay badasho dalka South Africa oo loo doorto kursiga gobolka ee golaha amaanka ee QM laakiin doonisteeda waxaa ku … Continue reading Golaha ammaanka ee QM oo maanta soo afjaraya loolanka adag ee Jabuuti & Kenya